Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shirkii Garsoorka Afrika oo Lagu Soo Gebagebeeyey Khartoum


Ibraahim Iidle
Ibraahim Iidle

Magaalada Khartoum ee xarunta dalka Sudan waxaa lagu soo gabagabeeyay shirkii ugu horeeyay ee ay yeeshaan madaxda hey’adaha garsoorka iyo maxkamadaha sare ee qaaradda Africa.

Shirkan ayaa waxaa martigeliyay dalka Sudan oo madaxweynahooda Cumar Xassan Al-Bashiir ay baadi goobayso maxkamadda caalamiga ah ee dambiyada dagaalka ee Hague.

Dadka shirkaas ka qayb galay waxaa ka mid ahaa wefti uu hoggaaminayo guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Soomaaliya Ibraahin Iidle Saleebaan.

Guddoomiyaha oo ku sugan Khardoum ayaa khadka telefoonka ugu waramay Ismaaciil Xuseen Farjar, ugu horrayn wuxuu ka jawaabayaa qodobada lagaga hadlay kulanka Khardoum.

Wareysi: Guddoomiyaha Maxkamadda Sare
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:23 0:00

XS
SM
MD
LG