Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shir Looga Hadlayo Gudniinka Fircooniga oo ka Socda Sweden


Magaalada Kristianstad ee dalka Sweden waxaa ka socda shir lagaga hadlayo dhibaatooyinka lagala kulmo gudniinka fircooniga ee gabdhaha.

Shirkaasi ayaa waxaa ka qaybgalaya madax ka tirsan dawladda Sweden, culimaa’udiin iyo waalidiin Soomaaliyeed.

Wariyaha VOA-da ee London, Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa shirkaasi ka waraystay Qaali Cali Shire oo kamid ah mas’uuliyiinta jaaliyadda Soomaalida ee magaalada Kristianstad, waxaana uu weydiiyey inay jirto cabsi ah in qoysaska qaarkood ay gabdhahooda Somalia ku celiyaan si loo soo gudo.

Shir ka socda Sweden
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:03:42 0:00

XS
SM
MD
LG