Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maamulka Ceelbuur oo ka Cabanaya Ciidamada Ethiopia


Ciidanka Ethiopia - itoobiya
Ciidanka Ethiopia - itoobiya

Guddoomiyaha degmada Ceelbuur Nuur Xasan Guutaale ayaa ka hadlay jidgooyo loo galay ciidamo Ethiopian ah oo ka yimi degmada Dhuusamareeb isla markaana u socday degmada Ceelbuur.

Guddoomiyaha waxa uu sheegay in ciidamadaasi ay dileen shan ka mida kooxihii jidgooyada u galay ciidamada.

Sidoo kale Guddoomiyaha Ceelbuur wuxuu cabasho ka muujiyey ciidamada AMISOM ee ku sugan degmada uu gudoomiyaha ka yahay.

Ismaaciil Xuseen Farjar ayuu khadka telefoonka ugu waramay, ugu horrayna wuxuu ka jawaabayaa cabashada ay ka muujinayaan ciidamada AMISOM.

Wareysi: Guddoomiyaha Ceelbuur
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:19 0:00

XS
SM
MD
LG