Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shir Nairobi Uga Furmay Madaxda IGAD


IGAD oo Shir Deg Deg ah Yeelatay
IGAD oo Shir Deg Deg ah Yeelatay

Waxaa galabta ka furmay magaalada Nairobi shirka madaxda dalalka ku bahoobay urur goboleedka IGAD.

Shirkan ayaa waxaa xooga lagu saarayaa amaanka iyo xaaladda qaxootiga Soomaalida ee ku nool xeryaha Dhadhaab ee dalka Kenya.

Nur Hassan Nur oo jooga Washington, ayaa faah-faahinta shirka ka wareystay wariyaheena Magaalada Nairobi Yaasiin Ciise Wardheere.

Halkan ka dhageyso wareysiga shirka IGAD
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:55 0:00

XS
SM
MD
LG