Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Golaha Ammaanka ee Q.M. oo ka Hadlay Soomaaliya


Golaha Amaanka ee Q.M ayaa ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada New York waxay uga hadleen arrimaha abaarta sii baahayso ee Soomaaliya.

Golaha ayaa kulankoodaasi oo ahaa mid gaar ah kaga hadley gargaarada bini'aadannimo ee meelaha qaarkood qatarta ah xaaladaha, amniga iyo siyaasadda Soomaaliya. Warbixintaan waxaa inooga diyaariyey wariyaha VOA Nur Hasan Nur.

Warbixintaan waxaa inooga diyaariyey wariyaha VOA Nur Hasan Nur.

Dhageyso Golaha Amaanka ee QM oo ka Hadlay Somalia
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:33 0:00

XS
SM
MD
LG