Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Al-Shabaab oo Weerar ku Qaaday Baraawe


Shabaab
Shabaab

Maleeshiyo ka tirsan ururka al-Shabaab ayaa xalay weerar ku qaaday magaalada Baraawe ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

Al-Shabab ayaa magaalada ka weeraray dhinaca xeebta. Dadka deegaanka ayaa ku soo waramaya in dhimasho iyo dhawac uu ka dhashay weerarka.

Maamulka Gobolka Shabeelaha hoose ayaa ku eedeeyay ciidamada Amisom ee deggan magaalada in aysan u gurman ciidamada dowladda oo uu weerarkan qabsaday.

Wariyeheenna Maxamed Colaad Xassan ayaa arrintan ka wareystay Gudoomiya ku xigeenka Maamulka Shabeelaha Hoose ee dhinaca Amniga Cali Nuur Maxamed.

Al-Shabaab oo weerartay Baraawe
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:53 0:00

XS
SM
MD
LG