Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaalida iyo Waxbarashada Bilaashka ee Canada


Gobolka Onteeriyo ee dalka Kanada ayaa sanadkii hore sharciyey in ay waxbarashada sare ee mac-hadyada iyo Jaamacadaha lacag la'aan uga dhigayaan ardeyda ay waalidkooda sameeyaan dhaqaale aan ka badneyn 50,000 lacagta Kanada sanadkii.

Lacagta uga baxda gobolka Onteeriyo deenta iyo deeqda ardeyda loo siiyo in ay wax ku bartaan sanad walba ayaa dhan 1.3 bilyan oo dollar-ka Kanada ah.

Haddaba, sida ay Soomaalida Kanada uga faa'iideystaan fursaddan waxa inoo diyaariyay Jaamac Buulle Jaamac ayaa warbixintan ku eegaya.

Dhageyso Waxbarashada Bilaashka ah ee Kanada
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:44 0:00

XS
SM
MD
LG