Isku xirrada

25 Qof oo ku Dhintay Abaaraha Somaliland


Abaaraha

Xaaladda abaaraha ka jira Somaliland ayaa kasii dareysa, iyada oo gobolka Sanaag laga soo sheegayo inay ku dhinteen illaa 25 qof, sida uu VOA u xaqiijiyey guddoomiyaha gobolka Sanaag.

Laanta Af-Soomaaliga ee VOA ayaa maalmahan ugu dameebey warbixino ka diyaarinaysay hadba meelaha ugu daran ee abaaruhu ay ka jiraan.

Haatan waxaa gobolka Togdheer ku sugan Weriyaha VOA Cabdicasiis Xuseen Cismaan oo ka tegey Washington si uu warbixino kala duwan uga soo diyaariyo xaaladda abaaraha.

Isaga oo ku sugan gobolka Togdheer ayuu khadka telefoonka ugu waramay Ismaaciil Xuseen Farjar.

XS
SM
MD
LG