Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wafti ka Socday Somaliland oo Gurmadka Abaaraha u Tagey Nairobi


Wafdi ka socday Somaliland ayaa maalmihii la soo dhaafay magaalada Nairobi ee dalka Kenya u joogay arrimo la xiriira gurmadka abaaraha ka jira gobolka.

Wafdigan ayaa intii ay Nairobi joogeen waxaa ay la kulmeen wakiilada beesha caalamka iyo heya’daha gargaarka iyagoo kala hadlay abaaraha iyo dib u dhigista doorashada Somaliland dhawaan dib loo dhigay.

Wariyeheenna Yaasiin Ciise wardheere ayaa xubno ka tirsan Wafdigaasi la kulmay ka hor inta aysan ka ambabixin Nairobi, warbixintan ayuuna nooga soo diray.

Warbixin: Yaasiin Ciise Wardheere
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:36 0:00

XS
SM
MD
LG