Isku xirrada

Faaqidaadda: Golaha Wasiirada ee Lasoo Dhisayo


Xasan Kheyre

Xasan Kheyre

Barnaamijka faaqidaadda toddobaadka waxaan ku eegeynaa xukuumadda cusub ee uu soo dhisayo ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre iyo qaabka ay noqon doonto. Waxaa soo jeedineysa Sahra Cabdi Axmed.

XS
SM
MD
LG