Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareegtadii Labaad ee Trump oo la Horjoogsaday


Xaakim ku sugan gobolka Hawaii ayaa amray in si ku meel gaar ah loo joojiyo amarka cusub ee uu soo saaray madaxweyne Donald Trump oo uu dalkan kaga mamnuucayey qaxootyiga ka imanaya lix waddan oo Muslim ah, amarkaasi oo dhaqangeli lahaa maanta.

Haddaba go’aanka xaakimka iyo sida uu u saamaynayo Soomaaliya ayaa Haaruun Macruuf uu ka waraystay Garyaqaan Cabdinaasir Maxamed Cabdullaahi oo ku sugan Minnesota.

Dhageyso Go'aanka Garsooraha
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:27 0:00

XS
SM
MD
LG