Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dr. Cali Xasan oo Muqdisho Ku Geeriyooday


ALLA ha u naxariistee Dr. Cali Xasan Maxamed.
ALLA ha u naxariistee Dr. Cali Xasan Maxamed.

Waxaa xalay magaalada Muqdisho ku geeriyooday Prof. Cali Xasan Maxamed oo ka mid ahaa dadkii tiirka u ahaa waxbarashada Soomaaliya 50-ki sano ee lasoo dhaafay.

Prof. Cali Xasan, ayaa hormud ka soo noqday laba kulliyadood oo ka mid ahaa jaamacadii Umadda ee Soomaaliya, sidoo kale wuxuu ka mid ahaa aas-aasayaashii Jaamacada Muqdisho oo uu kasoo noqday gudiimiye ku xigeen.

Wariyaha VOA-da Nur Hassan Nur ayaa taariikhda Prof. Cali Xasan ka wareystay gudoomiyihii hore ee jaaamacada Muqdisho, Prof. Cali Sheekh Axmed Abubakar oo ay is yaqaaneen marxuumka mudo ka badan 21 sano.

Dhageyso taariikhda Dr. Ali Hassan.
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:22 0:00


XS
SM
MD
LG