Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Yaa Ku Guuleysan Doona Doorashada Holland?

Right-wing populist leader Geert Wilders gestures as he talks to Dutch Prime Minister Mark Rutte, left, during a national televised debate, the first head-to-head meeting of the two political party leaders since the start of the election campaign, at Eras

Dadka reer Netherlands ayaa Arbacada berita ah u dareeri doona goobaha codbixinta ee wadanka oo dhan.

Doorashada dalka Netherlands ama Holland ayaa si weyn isha loogu hayaa guud ahaan dalalka reer galbeedka iyo Yurub, waxaana ay astaan u noqon kartaa sida qolyaha muxaafidiinta Midiigta fog ee Islamka iyo soo galowga neceb ay ugu sii xoogeysanayaan talada Europe sanadkan 2017ka.

Waxa ka soo baxa doorashada ayaa saameyn ku yeelan doona siyaasadda Fransiiska, Germany iyo dalal kale oo Yurub ku yaala.

Wariyeheenna London Ridwaan Xaaji Cabdi Wali ayaa warbixintan ku eegaya, mowjadaha siyaasadeed ee ka oogan Yurub.

Warbixinta Doorashooyinka Berri ee Holland
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:59 0:00

XS
SM
MD
LG