Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Garowe: Gaadiid Xannibnaa oo la sii Daayay


Baabuur Muus wada.
Baabuur Muus wada.

Ciidamadii gadoodsanaan ee ku sugnaa kontaroolka koonfureed ee magaalada Garoowe ayaa xalay saqdii dhexe sii daayay gadiid badan oo ay ku xannibeen koontaroolkaasi.

Ciidankan ayaa wali ku sugan kontaroolka Garoowe oo ay habeen hore qabsadeen.

Go’aanka siidaynta gadiidka ayaa ku yimid dadaal ay sameyeen waxgaradka si xal loogu helo arrimahan oo maalmahan dambe ku soo noq noqday Puntland.

Ciidankan ayaa ka cabanaya mushahar la'aan, balse maamulka Puntland waxay sheegeen in ciidanka ay siiyaan mushaharkooda iyo waliba guno.

Halkan hoose ka dhageyso warbixinta.

Dhageyso: Ciidankii Gadooday oo Sii Daayay Baabuur ay Xannibeen
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:04 0:00

XS
SM
MD
LG