Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dr. Dufle oo ka Hadlay Cudurada la Xiriira Abaarta


Iyadoo weli Soomaaliya ay ka taagan tahay abaar baahasan oo halis ku heysa nolosha dadka iyo duunyada, ayaa waxaa meelaha qaar laga soo sheegayaa cudurro ay abaartu dadka u nugleysay.

Dhawaanna waxaa dowladda Soomaaliya ay shaacisay in dad boqol ka badan ay gobolada Bay iyo Bakool ugu dhinteen cudurro iyo nafaqa darro abaarta lala xiriiriyey.

Hadaba, wariyeheenna Jacfar Kuukaay ayaa cudurada ka dhasha abaaraha wax ka weydiiyay. Dr. Cusmaan Maxamud Dufle, xubinna ka ah Aqalka Saree e Baarlamanka Somalia.

Wareysi: Dr. Dufle
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:14 0:00

XS
SM
MD
LG