Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somalia: Maalinta Haweenka oo la Xusay


Haweenka
Haweenka

Sanad walba maanta oo kale waxaa dunida laga xusaa maalinta caalamiga ah ee loo asteeyay haweenka ee sideedda Maarso.

Hal ku dhegga sanadkan ee maalinta haweenka oo muddo qarni ka badan la soo xusayay ayaa ah "Ku dhiiro inaad isbedel sameysoā€¯

Meelaha laga xusaya waxaa ka mid ah magaalada Muqdisho, wariyeheenna Xasan Kaafi Cabdiraxman Qoyste ayaa inoo soo diray.

Maalinta Haweenka oo la Xusay
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:37 0:00

XS
SM
MD
LG