Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Hargeysa: Abwaano ka Hadlay Abaarta Somaliland


Guddi abwaanno ah oo ka mid ahaa guddiyadii isu-xilqaamay wada-hadallada iyo xallinta khilaafkii ka dhashay dib-u-dhaca doorashada ka hor intii aanay muddo-kordhinta samaynin Golaha Guurtidu ayaa sheegay in loo baahan yahay in aan muddo-kordhinta lagu illoobin dadka abaaruhu heleen ee loo gurmado.

Abwaannadan oo maanta Warbaahinta kula hadlay Hargeysa ayaa sheegay in ujeeddadii doorashada dib loogu dhigay ay ahayd abaaraha dalka ka jira, sidaa darteed loo baahan yahay in loo guntado dadka dhibaataysan.

Warbixintan waxa Hargeysa ka soo diray weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye.

Warbixin: Barkhad Maxamuud Kaariye
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:46 0:00

XS
SM
MD
LG