Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dad u Dhimanaya Abaaraha Somalia


Xaaladdo aad u liita ayaa laga soo sheegayaa gobollada Bay iyo Bakool, halkaasi oo shalay dowladda Somalia ay ku dhawaaqday in inkabadan 100 qof ay ugu dhinteen cuddurro ay sababeen abbaaraha ka jira gobolladaasi. Wararka u danbeeya ee gobolladaasi waxaa goor dhaweyd warbixintan nooga soo diray Mukhta Maxamed Catoosh.

Dhageyso barn. Wicitaanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:24:21 0:00

XS
SM
MD
LG