Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Wicitaanka: Guddiga Abaaraha


Abaaraha ka jira Somalia ayaa keenay dhimashada tiro ka badan 100 qof, sida uu shalay sheegay Ra'iisal Wasaaraha Somalia, Xasan Cali Kheyre, iyada oo jiraan dadaalo badan oo ay wadaan Guddiga Abaaraha iyo qaar ka mid ah bulshada Soomaalidu.

Dhageyso barn. Wicitaanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:24:21 0:00

XS
SM
MD
LG