Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Md. Farmaajo oo la Kulmay Saxaafadda


Madaxweynaha Somalia, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa qeybaha warbaahinta Somalia ugu baaqay inay la shaqeeyaan dowladdiisa, isagoo warbaahinta u sheegay inuu kula shaqeyn doono si ka duwan sidii dowladdihii hore.

Hadalkan ayuu madaxweyne Farmaajo ka sheegay kulan uu xalay Muqdisho kula yeeshay qeybaha warbaahinta madax-bannaan ee Somalia.

Nuux Muuse Birjeeb weriyaha VOA ee Garowe ayaa ka mid ahaa weriyayaashii ka qeybgalay kulankaasi, waxaana ujeeddada kulanka iyo wixii ay labada dhinac ka wada hadleen uga warramay Cabdixakim Shirwac.

Dhageyso Kulanka Farmaajo iyo Saxaafadda
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:06 0:00

XS
SM
MD
LG