Isku xirrada

Baaq Laga Soo Saaray Colaadda Gobolka Sool


Culmida iyo Cuqaasha bulshada Laascaanood ayaa baaq ka soo saaray Colaada Saamaynta ku yeelatay Gobolka Sool oo dhowaanahan socday.

Colaadan ayaa markii hore ka jirtay koonfurta Gobolka Sool ee dhanka Howdka, waxana ay haatan ay saamayn ku yeelatay Gudaha Magaalada Laascaanood.

Culimada iyo aqoonyahanka ayaa dadaal ugu jira daminta Coldaas iyo Maamulka Gobolka Sool.

Weriyahayaga Cabdikariim Olol ayaa baaqaas ka waraystay Sheekh Abdinaasir Xaaji Axmed oo kamida Culimada Gobolka Sool.

XS
SM
MD
LG