Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somalia oo ka Qeyb Galeysa Shirka Suxufiyiinta Afrika


Shirka Wariyaasha Africa ee Qahiro
Shirka Wariyaasha Africa ee Qahiro

Magaalada Qahiro ee xarunta dalka Masar waxaa ka socda shir ay leeyihiin madaxda warbaahinta dalalka Qaarada Africa.

Soomaliya waxaa uga qeybgalayo wafdi uu homaaminayo agaasimaha wakaalada warfaafinta Soomaaliyeed ee (SONNA) Cabdirahman Yusug Sheekh Al Cadaalla.

Wariyaha VOA-da Nur Hassan Nur oo qadka telefoonka ku wareystay ayaa ugu horeyn weydiiyey ahmiyada shirkan.

Shirka Suxufiyiinta Afrika
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:13 0:00

XS
SM
MD
LG