Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ciidamo Gadood ka Sameeyey Beledweyne


Beledweyne
Beledweyne

Ciidamada booliska ee magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxay maanta xireen waddooyinka magaaladaasi, kadib markii ay sameeyeen gadood la xiriira mushaar la’aan ay ciidamadaasi ka cabanayaan.

Waxa ay sidoo kale xirteen buundo kala qeybisa xaafadaha magaalada Beledweyne, oo ay isticmaalaan dadweynaha iyo gaadiidka.

Waxa ay sheegeen in gobolka lagu uruuriyo canshuur, balse aysan jirin wax laga siiyo, ayaga oo ku eedeeyey guddoomiyaha gooblka Hiiraan inuu marar badan u sameeyey ballanqaadyo aan laga dhabeyn.

Warbixintan waxaa Beledweyne ka soo diray Weriyaheena Xuseen Xasan Dhaqane.

Ciidamo gadood ka sameeyey Beledweyne
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:26 0:00

XS
SM
MD
LG