Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Xaaladda Soomaalida Koonfur Afrika


Toddobaadkan waxaa dalka Koonfur Afrika ka dhacay weeraro loo geysanayo dadka ajnebiga ah ee ku nool dalkaas, gaar ahaan ganacsatada.

Soomaalida ayaa ka mida dadka sida weyn ay u saameeyeen weeraradan ugu dambeeyey, waxaana taasi ay keentay in dukaamada qaarkood la boobo, halka ganacsatada qaarkood ay soo gaadheen waxyeello fudud.

Haddaba VOA waxay warbixino gaar ah ku eegaysaa xaaladda dhabta ah ee Soomaalida ku nool Koonfur Afrika.

Warbixintan koowaad, waxaan ku eegaynaa Xidhiidhkii soo jireenka ahaa ee Dawladihii Soomaalida iyo Koonfur Afrika.

Warbixintan waxaa innala socodsiinaya Ismaaciil Xuseen Farjar.

Xaaladda Soomaalida Koonfur Afrika
please wait

No media source currently available

0:00 0:11:23 0:00

XS
SM
MD
LG