Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Toban Qof oo ku Dhintay Dagaal ka Dhacay Cadalle


somalia map
somalia map

Tuulooyin u dhow degmada Cadalle ee gobolka Shabeellaha Dhexe waxaa ku dhintay in kabadan 10 qof, kadib markii ay halkaasi ka dhaceen dagaallo u dhaxeeyo beello deegaankaas wada dega.

Dagaalladan ayaa waxay dhaceen maanta iyo dhowrkii ee maalmood ee la soo dhaafay. Guddoomiye kuxigeenka degmada CAddalla, Mukhtar Maxamed Maxamuud ayaa VOA u sheegay in tuullooyinka qaarkood dab la qabadsiiyay. Weriyaha VOA Jacfar Kuukaay ayaakhadka taleefonka ku wareystay guddoomiye kuxigeenka

Waraysiga Cadalle
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:02:46 0:00

XS
SM
MD
LG