Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ciidamo Muddo Kooban Qabsaday Baarlamaanka Puntland


Dagaal dhexmaray Puntland iyo Burcad-badeed
Dagaal dhexmaray Puntland iyo Burcad-badeed

Ciidamo gadoodsan oo a tirsan ka tirsan maamulka Puntland ayaa maanta muddo saacaddo ah qabsaday xarunta baarlamaanka Puntland ee Magaalada Garoowe.

Ciidamadan ayaa xarunta gudaheeda ku qabsaday xildhibaano ka tirsan baalramaanka maamulka. Ciidamadan waxay ka yimaadeen magaalada Gaalkacyo, waxayna ka cabanayaan in muddo 7 bilood ah aan wax mushahar ah la siin.

Ciidamadan ayaa xiray waddada hor marta xarunta baarlamaanka

Odoyaasha dhaqanka ayaa ku guuleystay inay ciidamadan ka kaxeeyaan xarunta baarlamaanka.

Ma ah markii u horreysay ee cidiamo ka tirsan Puntland ay gadood sameeyaan iyagoo ka cabanaya mushahar la'aan.

XS
SM
MD
LG