Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Toddoba Meere oo Cusub oo La Helay


Hay’adda sahanka hawada sare ee dalkan Maraykanka ee NASA ayaa soo bandhigtay, inay heleen toddoba Meere oo cusub, kuwaas oo cabbir ahaan le’eg dhulkan aynu ku noolahay.

Meerayaashan cusub ayaa soo jiitay warbaahinta Caalamka, waxaana aad looga faallooday, xogaha sheegaya inay suuro gal tahay in nololi ka jirto meerayaashan.

Haddaba Ismaaciil Xuseen Farjar ayaa arrintan ka Waraystay Maxamuud Sheekh Axmed Dalmar oo ah aqoonyahan ku xeeldheer diinta Islaamka.

Waraysiga Meerayaasha
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:45 0:00

XS
SM
MD
LG