Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Turkey: Haweenka Ciidanka ku Jira oo Xijaab Xidhan kara


Xukuumadda Turkiga ayaa dhawaan soo saartay amar ay ugu ogolaanayso haweenka ciidanka ku jira inay xidhan karaan Khamaarka madaxa la saarto ama Xijaab, taas oo hore aan haweenka loogu ogolayn.

Sannado badan, waxaa ciidamada Dalka Turkigu ay ahaayeen kuwo ilaaliya cilmaaniyadda isla markaana ka fog in laga dheehan karo astaamo diimeed.
Haddaba tallaabadani maxay ka dhigan tahay?

Weriyaha VOA Ismaaciil Xuseen Farjar ayaa warbixintan ku eegaya.

Turkiga oo Haweenka Ciidanka ah Xijaab loo ogolaaday
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:46 0:00

XS
SM
MD
LG