Isku xirrada

Madaxweynaha oo ku Laabtay Muqdisho


Madaxweyne Farmaajo

Madaxwenaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo safar laba maalmood ku joogay dalka Sucuudiga ayaadib ugu soo laabtay Muqdishu.

Madaxweyne Farmaajo ayaa intii uu joogay dalkaasi waxa uu kulamo la yeeshay madax ka tirsan dalkaasi oo uu ugu horreeyo boqor Salmaan Bin Cabdulcasiis.

Madaxweynaha oo saxaafadda la hadlay ayaa ka codsaday Baarlamaanku inay ansixiyaan Ra'isal Wasaaraha cusub ee uu soo magacaabay.

Faahfaahinta warkan ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.

XS
SM
MD
LG