Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdisho: Dibabax Lagu Taageeray R/W la Magacaabay


Banaanbax ka dhacay Muqdisho
Banaanbax ka dhacay Muqdisho

Bannaanbax lagu soo soo dhoweynayo ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya loo magacaabay Xasan Cali Khayre ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaaraha la magacaabay ayaa ay tahay inuu marka hore ansixiyo aqalka baarlamanka ka hor inta uusan dawlad soo dhisin.

Dibadbaxa ayaa waxaa ka qeyb galay xildhibaano ka tirsan baarlamanka Soomaaliya, maamulka gobolka Banaadir iyo qeybaha kale ee bulshada.

Warbixintan waxaa Muqdisho nooga soo diray weriyaheena Seynab Abuukar.

Banaanbax ka dhacay Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:07 0:00

XS
SM
MD
LG