Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Xiriirka Xasan Kheyre iyo Soma Oil


Xasan Kheyre
Xasan Kheyre

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku dhawaaqay in Xasan Cali Kheyre uu u magacaabay inuu noqdo ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya.

Xassan Cali Khayre ayaa waxa uu muddo ku noolaa dalka Norway, wuxuuna lasoo shaqeeyey Hey’adda qaxootiga dalka Norway NRC ee laga leeyahay dalka Norway oo uu madax kasoo noqday.

Markii ra’isul wasaraha cusub la magacaabay waxa barraha bulshada qabsaday hadal heynta doorkii uu ku lahaa shirkadda Som Oil and Gas, oo uu Kheyre ka ahaa Agaasimaheeda Bariga Africa.

Shirkaddan oo fadhigeedu yahay dalka Britain, ayaa mar lagu eedeeyay musuq maasuq iyo laaluush.

Wariyeheenna Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa warbixintan ku eegaya Arrintaas.

Kheyre iyo Xiriirka Soma Oil
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:30 0:00

XS
SM
MD
LG