Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Q.M. Oo Faahfaahin Ka Bixisay Abaarta Soomaaliya


Xaaladda Qaxootiga Soomaalida ee Liboye
Xaaladda Qaxootiga Soomaalida ee Liboye

Qaramada Midoobay ayaa faahfaahin ka bixisay heerka ay gaarsiisantahay dhibaatada abaarta ee waddanka Soomaaliya ka jirta waxayna ka digtay in meelo-badan ay ku jiraan xaalad u dhow macluul.

Xogtan ayaa lagu shaaciyay War-qoraal ah ayey soo wada saareen hay'adaha UNICEF iyo WFP waxayna sheegeen in in ku dhowaad 1 milyan oo carruur ah ay la kulmi karaan macluul haddii aan gargaar degdeg ah loo fidin. Wariyaha VOA-da Harun Macruuf ayaa ayaa arrintan ka waraystay Madaxa UNICEF ee Soomaaliya Steven Loriyee, Xuseen Barre ayaa inoo haya faahfahainta waraysigan.

Dhageyso Baaqa QM
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:06:58 0:00

XS
SM
MD
LG