Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kulan looga hadlay Amarki Trump oo Ka Dhacay Minneapolis.


Minneapolis
Minneapolis

Masaajidka Darul-Hijra ee magaalda Minneapolis ayaa waxaa lagu qabtey shaley salaadii jimcaha ka dib kulan ay ka soo qeybgaleen masuuliyiin ka tirsan gobolka iyo waliba dad aan muslim aheyn.

Kulankaas ayaa waxaa looga hadlaayey wareegtadii uu dhawaan soo saarey adaxweynaha dalkan Mareykanka Donald Trump taasoo lagu joojinaayey muwaadiniinta 7 wadan oo ay Soomaaliya ku jirto oo Muslim u badan in ay dalkan yimaadaan.

Hadaba ka dib kulankaas ayaa wariyaheena Mohamud Mascade waxa uu ka wareystey Imaamka masaajidka Darul-Hijra Sh Abdirahman Shariif, ugu horeyna waxa uu weydiiyey kulankaas iyo waxyaabihii looga Hadley.

Dhageyso Wareysiga Sh Abdirahman Sharif
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:38 0:00


XS
SM
MD
LG