Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shakiyo Hareeyey Maamulka Hawada Somalia


Xafiiska laga maamulo hawada Soomaaliya
Xafiiska laga maamulo hawada Soomaaliya

Maalmihii u dambeeyey waxaa soo xoogeysanayay hadal heynta qorshe la doonayo in maamulka Hawada Soomaaliya lagu wareejiyo Dowlado Shisheeye, halka qorshu uu markii hore ahaa in dowladda Somalia lagu wareejiyo, qalabkii howshaa fududeyn lahaana la geeyay magaalada Muqdisho.

Maareeyaha duulista iyo saadaasha hawada Soomaaliya Cabdiwaxid Sheekh Cumar ayaa ka mid ah dadka ka cabsi qaba in qorshaasi la saxiixo iyadoo laga faa’iideysanayo xilli kala guurka ee Soomaliya ay ku jirto.

Wariyeheenna Ismaaciil Xuseen Farjar ayaa khadka taleefanka ee Muqdisho kula xiriiray wuxuuna ugu horreyn weydiiyay, walaaca ay qabaan.

Wareysi: Cabdi Waaxid Sheekh
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:37 0:00

XS
SM
MD
LG