Isku xirrada

War Deg-Deg ah

USA: Muxuu Ka Dhigan Yahay Go'aankii Maxkamadda Racfaanka?


Maxkamadda racfaanta ee dalkan Maraykanka ayaa diidday amarkii madaxweyne Donald Trump uu dalkan kaga manuucayey inay usoo safraan muwaadiniinta toddoba waddan oo ay Soomaaliya ku jirto muddo 90 maalmood ah.

Trump oo dastuurka waddankan u oggol yahay inuu soo saaro wareegtooyin ayaa u arkay in wareegtada amarka madaxweyne ee uu ku mamnuucay qaxootiga ay sharci ahayd, waxaana uu muujiyey inuu kiisklan u gudbin doono Maxkamadda Saree e dalkan Maraykanka.

Haddaba, kala madaxbannaanida hay’adaha dawladda ee waddankan iyo go’aanka maxkamadda ayaa Jamaal Axmed CIsmaan uu ka waraystay Garyaqaan Cabdinaasir Cabdullaahi oo ah sharciyaqaan ku sugan Gobolka Minnesota.

Dhageyso waxay kaga dhigan guuldaradii Trump ee sii wadidda go'anki xayiradda safarka
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:22 0:00

XS
SM
MD
LG