Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Doorashada Farmaajo

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shalay loo doortay madaxweynaha Soomaaliya, kadib markii uu wareeggii labaad ee doorashada kaga adkaaday Xasan Sheekh Maxamuud iyo Shariif Sheekh Axmed. Dalka oo idil ayaa aad looga dabaal degay.

Kuwo kale

XS
SM
MD
LG