Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Doorashada Madaxweynaha Somalia


Codeyn
Codeyn

Doorashada madaxweynaha Soomaaliya ayaa la waqtiyeeyey inay dhacdo sideedda bisha Febraayo ee foodda nagu soo haysa, waxaana ku loolami doona musharraxiin kor u dhaafaya illaa labaatan.

Haddaba sidee doorashu ku noqon kartaa mid la isku haleyn karo oo u dhacda si ka madax banaan qaladaad. Waxaan arrintaas ku eegeynaa barnaamijka faaqidaadda toddobaada waxaana soo jeedinaya Cabdicasiis Xuseen Cusmaan.

Faaqidaadda Toddobaadka
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:31:41 0:00

XS
SM
MD
LG