Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Labada Aqal ee Baralamanka Somalia oo Kulmay


Xildhibaanada oo la dhaariyey
Xildhibaanada oo la dhaariyey

Labada gole ee baarlamaanka cusub ee Somalia oo maanta kullankoodii ugu horeeyay ee wada jir ah magaalada Muqdisho ku yeeshay ayaa meel mariyay qodobo dhowr ah oo ku saabsan doorashada madaxweynaha.

Qodobada ay isku raaceen xildhibaanada ayaa waxaa ka mid ah in la sameeyo guddi madax banaan oo la dagaalama musuq maasuq lagu sameeyo doorasahda madaxweynaha iyo in ciidamada amaanka ee goobaha doorashada la hoos geeyo guddoonka Baarlamaanka.

Wariyeheenna Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle oo kullankaasi tagay ayaa warbixintan inoo soo diray.

Baarlamanka Somalia oo kulmay
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:33 0:00

XS
SM
MD
LG