Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdisho: Barnaamij Lagu Caawiyo Dadka Qarracsan


Magaalada Muqdisho ee caasimadda waxaa ka jira barnaamij loogu tala galay ineey ku bogsadaan dadka qaba qarracanka ama naxdinta reebta huq iyo ciilka ee ka dhasha falalka kufsiga iyo colaadaha.

Marka laga soo tago dadka ka badbaaday kufsiga, waxaa sidoo kale jira caruur horey u ahaan jiray askar iyo dhallinyaro ka tirsanaan jiray maleeshiyada Al-Shabaab oo xaruntan ay caawiso.

Warbixintaan waxaa Muqdisho kasoo diray Warihaha VOA Jason Patinkin, waxaa soo koobaya Nur Xasan Nur.

Warbixin: Nuur Bukhaari
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:30 0:00

XS
SM
MD
LG