Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Al-Shabaab oo Weerar ku Qaaday Afgooye


Shabaab
Shabaab

Maleeshiyada ururka Al-Shabaab ayaa weerar xooggan kusoo qaaday magaalada Afgooye ee Shabeellada Hoose. Waa weerarkii labaad ee Al-Shabaab ay bishan gudaheeda kusoo qaado magaaladaas.

Weerarkan culus ayaa la sheegay in Al-Shabaab ay kaga soo qaadeen dhinaca galbeedka.

Dadka deegaanka ayaa VOA u sheegay in weerar ay soo qaadeen maleeshiyada Al-Shabaab, kaasi oo ay jebiyeen ciidamada dawladda balse mar labaad ay haddana Al-Shabaab soo qaadeen weerar rogaal celis ah.

Ciidamada dawladda Soomaaliya ayaa markii ku guulaystay inay dib u riixaan maleeshiyada Al-Shabaab.

Ilaa hadda ma cadda khasaaraha ka dhashay weerarkan.

Falastiin Axmed Iimaan ayaa mid ka mid ah dadweynaha magaalada ka waraysatay sida ay wax u dhaceen.

Dagaal ka dhacay Afgooye
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:32 0:00

XS
SM
MD
LG