Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Weerar lagu Qaaday Banki ku Yaalla Mandheera


Mandera County, Kenya
Mandera County, Kenya

Wararka ka imaanaya gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya ayaa sheegaya in xalay weerar lagu qaaday Banki ku yaalla magaalada Mandheera.

Weerarka ayaa lagu dilay hal qof oo la sheegay inuu ahaa askari ka tirsan ciidamada keydka ee Kenya oo bankigaasi ilaalo ka ahaa.

Weerarka ayaa waxaa la tuhunsan yahay inay ka dambeeyeen maleeshiyo ka tirsan kooxda Al-Shabaab, sida ay sheegeen saraakiisha dalka Kenya.

Weerarka ayaa imanay xilli bandow xiligi habeenka ah uu weli saaran yahay magaalada Mandhera, oo dhowr mar ya ka dhaceen weeraro ay fulisay kooxda Al-Shabaab,

Wariyeheenna Gobolka Waqooyi Bari, Maxamed Faarax Shire ayaa wabixintan inoo soo diray.

Weerar ka dhacay Mandhera
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:23 0:00

XS
SM
MD
LG