Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Gambia: Adama Barrow oo Banjul Tagaya


Dadweynaha reer Gambia ayaa maanta bilaabay inay dib ugu soo noqdaan waddodoyinka magaalada caasimadda ah ee Banjul, kadib markii xalay uu dalkaasi ka dhoofay madaxweynihii hore ee Gambia ee doorashada looga adkaaday Yaxya Jammeh oo isagu oggolaaday inuu xilka ka dago cadaadis uga yimid waddamada Galbeedka Africa awgeed.

Yahya Jammeh ayaa gaaray dalka Euqotirial Gunies, sidoo kalena waxaa Gambia imika la sugayaa inuu ku noqdo madaxweynaha cusub Adama Barrow oo ku sugan dalka Senegal. Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Cabdi Xasan.

Dhageyso warbixinta Gambia
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:40 0:00

XS
SM
MD
LG