Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaalida Maraykanka oo si Firfrcoon uga Qaybqaadanaya Siyaasadda


Musharax, Cabdiqaadir Xasan
Musharax, Cabdiqaadir Xasan

Natiijada Doorashadii Maraykanka ayaa dhalisay dadaal dheeraad ah oo ay muujinayaan dadka laga tirada badanyahay ee dalkan Maraykanka, oo ku addaan siday kaalin firfircoon uga qaadan lahayeen hannaanka dimuqraadiyadda iyo hanashada codadka dadweynaha.

Soomaalida ku nool Gobolka Minnesota ayaa hore ugu guulaystay inay golaha sharci dejinta ee gobolkaasi ay ka mid noqoto Ilhaan Cumar oo noqonaysa haweenaydii muslimad ahayd ee ugu horaysay ee ku guulaysta xubinimada golaha…

Cabdiqaadir Xasan (AK) oo ka mid ah dhalinyarada Soomaali-Maraykanka ah ayaa ka mid ah murshaxiinta u tartamayasa xubinimada guddiga maamula goobaha danta-guud ee lagu nasto iyo barnaamijyada waxbarashada ee guud ahaan Magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota, waxaana lagu qabtay Minneapolis munaasibad loogu talagalay taageerada murashaxnimada Cabdiqaadir Xasan , waxaana halkaasi kula kulmay wariyaha VOAda Maxamuud Mascadde oo ka waraystay sababaha ku dhaliyay inuu isa soo sharaxo .

Dhegayso: Wareysiiga mid ka midh Dhalinyarada Soomaalida ee ka Qaybgalaysa Doorashada Minnesota
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:49 0:00

XS
SM
MD
LG