Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Hooyo Wiilkeeda Lagu Haysto Saxaraha


Dhalinyaro badan oo Soomaali ah ayaa haatan lagu haystaa saxaraha u dhexeeya Suudaan iyo Liibiya.

Cali Ibraahin oo ah wiil dhalinyaro ah ayaa ka mida dadka gacanta ugu jira kooxaha loo yaqaano magafayaasha ee ka ganacsada tahriibka.

Haddaba saamayn noocee ah ayaa falalka tahriibku ku reebaan qalbiga hooyooyinka ubadkoodu tahriibaan.

Weriyaha VOA ee Boosaaso Yuusuf Maxamuud Yuusuf ayaa waraystay Saynab Maxamed Cali oo wiilkeeda Cali Ibraahin uu gacanta ugu jiro kooxaha Magafayaasha.

Saynab ayaa ah hooyo danyar ah oo ku nool xeryaha barakacayaasha ee Boosaaso.

Wareysi: Hooyo Seynab
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:22 0:00

XS
SM
MD
LG