Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Hooyada Gabar la Kufsadey oo VOA la Hadashey


Shugri Cabdullaahi Sheekh Cabdirixman waa hooyada dhashey mid ka mid ah labada gabdhood ee kufsi iyojirdilba loogu gaystey banaanka magaalada Goldogob ee gobolka Mudug.

Hooyadan ayaa sheegtey in gabadheeda ay 6-da ninba u geysteen faraxumeynta, kadibna gaarsiiyey dhaawacyo ay ilaa iyohadda Isbtaal la taalo. Waxaa ay sheegtey Shugri in arrinnkan oo ay galeen cuqaasha dhaqanka, iyo Culumada magaalada ay codsanayso in sharciga Islaamka waxuu ka qabo la marsiiyo eedeysanayaashaas.

Sahra Cabdi Axmed ayey khadka telefoonka ee Galkacyo oo ah halka ay Isbitaalka kula jirto gabdha ugu warantey.

Hooyada Gabar Goldogob
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:50 0:00

XS
SM
MD
LG