Isku xirrada

Maqal iyo Muuqaal

Koobka Qaramada Afrika 2017


Koobka Qaramada Afrika 2017 oo uu marti-gelinayo dalka Gabon waa kii 31-aad ee koobkan. Koobka AFCON waa tartan cayaareed caalami ah oo labadii sanaba mar ay ku loolamaan dalalka Afrika, kaasi oo uu qabto xiriirka kubadda cagta Afrika ee CAF.

XS
SM
MD
LG