Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dr. Xuseen Tanzaniya oo Geeriyooday


Sawirka Alla ha u naxariistee Dr. Xuseen Tanzaaniya
Sawirka Alla ha u naxariistee Dr. Xuseen Tanzaaniya

Alla ha u naxariistee waxaa dalkan Mareykanka ku geeriyooday Dr Xuseen Maxamed Aadan oo loo yaqaanay Xuseen Tanzaaniya oo ahaa aasaasaha Ururka Caalamiga ah ee Deraasaadka Soomaalida.

Dr Xuseen Maxamed Aadan waxa uu 30-kii sanno ee u dambeeyay ka mid ahaa hormoodka aqoonyahanka Soomaalida ee dhinaca cilmi-baadhista bariga Afrika.

Weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye ayaa la kulmay dadkii ay aqoonta isu lahaayeen, isla markaana wada shaqeeyeen marxuumka, waxaanu warbixintan ka soo diray Hargeysa.

Warbixinta Geerida Dr. Xuseen Tanzania
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:49 0:00


XS
SM
MD
LG