Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle


Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle
Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle

Madaxweynaha dalka Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay xaaladda dalka Soomaaliya iyo doorashooyinka ka socda.

Madaxweyne Geelle ayaa xaruntiisa madaxtooyada Djibouti VOA ku siiyay wareysi dheer oo dhinacyo badan taabanaya, oo uu uga hadlay arrimaha Djibouti iyo Soomaaliya labadaba.

Ku soo dhawaawa qeybta 1aad ee wareysigaas oo ay la yeelatay wariyeheenna Falastiin Axmed Iimaan, waxaana uu ugu horeyn ka jawaabayaa halista argagixisada ay ku heyso gobolka.

Wareysi: Madaxweyne Geelle
please wait

No media source currently available

0:00 0:08:58 0:00

XS
SM
MD
LG