Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dad u qaxay Puntland

Boqollaal qoys oo kasoo cararay degaano ka tirsan Somaliland iyo Ismaamulka Soomaalida Itoobiya ayaa soo gaadhay Bariga Puntland iyaga oo daba socday naq da’ay kadib abaaraha cuslus ee waddanka ku dhuftay.

Dhinaca kale waxaa abaaraha dartood u le’dahay boqollaal xoolo ah.

Weriyahaya VOA-da ee Boosaaso Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa sawirrada soo dirtay.


XS
SM
MD
LG