Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dad ka soo Qaxay Somaliland iyo Ethiopia oo Gaaray Puntland


Reer guuraa
Reer guuraa

Boqollaal qoys oo kasoo cararay degaano ka tirsan Somaliland iyo Ismaamulka Soomaalida Itoobiya ayaa soo gaadhay Bariga Puntland iyaga oo daba socday naq da’ay kadib abaaraha cuslus ee waddanka ku dhuftay.

Dhinaca kale waxaa abaaraha dartood u le’dahay boqollaal xoolo ah.

Weriyahaya VOA-da ee Boosaaso oo haatan ku sugan degaan u dhow magaalada Isku Shuban ee Gobolka Bari ayaa xaaladda degaankaasi ka warramaysay.

Warbixin: Faadumo Yaasiin Jaamac
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:24 0:00

XS
SM
MD
LG